Jump to content

Kamsuuma

0°14′55″N 42°46′38″E / 0.24853°N 42.777313°E / 0.24853; 42.777313

Kamsuuma, 2013

Kamsuuma waa dagmo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose degmada waxaa dagmo laga dhigay 1974 dagmada waa dagmo dhul beereed ah waxaa maro Wabiga Jubba waxaa dagan beesha gaaljecel 90% iyo beesha jareer wyne %10 waxayna leedahay buundo wayn waana degmo ganacsi waxana hoos yimaada tuulooyin farabadan hal cisbitaal aya ku yala Waxa ku taalo 6 masjid 3 hotel

magaalada waxaa iska leh beesha Jareerweyne.

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.