Kanada
Ka Wikipedia
| Kanada Canada |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Qaarada | Amerika | |||||
| Caasimada | Ottawa | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Ingiriis, Faransiis | |||||
| - | Raysal wasaare | Justin Trudeau | ||||
| - | Xukun Boqortooyo | HM Queen Elizabeth II | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 9,984,670 km2 km² 3,854,085 sq mi sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | 8.92 | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | 2010 qiyaas | 309,075,000 | ||||
| Lacagta | Doolar $ CAD | |||||
| Wakhtiga | UTC-3.5 ilaa -8 Xiliga xagaagane(-2.5 ilaa -7) |
|||||
Kanada waa wadan ku yaalo Woqooyiga Ameerika waxoona ku fadhiyaa dhul balaaran. Kanada waxee xuduud la leedahay dalka Mareykanka oo goboladiisa badan ka xiga Koonfur iyo gobolka Alaska oo ka xigta Woqooyi Galbeed, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhagan badweynta Atlantik.Kanada waa Dawladda labaad ee ugu ween aduunka, ayadoo Dawladda koowaad ay tahay Ruushka.
wadanka kanada waxaa markiisa hore degenaan jiray dadka indianka ah oo assalkooda ka imaaday qaarada aasiya iyo dad inuit ah oo u badan griinland.
Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
wadanka kanada dadkii ugu horeeyay oo soo booqday waxee ahaayeen dad yurubiyan ah 1000 sano ka hor, gaar ahaan vikingka norwajka, laakiin 600 oo sano kadib ee ajaaniibta badanaa soo wada galeen.
| Dalalka Woqooyiga Ameerika | |
|---|---|
| Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago | |