Karaban

Ka Wikipedia

karaban waa dagmo ka tirsan golka gado dagmada waxay caan ku tahay cusbada ama milixda dagmada karaba waxay caan ku tahay biyaha oo ah durdur dhanaan iyo macaanba dagmada karaban dhaqaaleheeda waxaa ko ka ah xoolaha nool beeyada beeraha dagmadan waxaa dago qabiilka gaadsan ee qomiyada direed dagmadan waxaa dagmo nimadii ka qaaday kaligii taliski siyaad bare asoo attack ku samaynayo beesha direed waxaana ku soo celiyay dagmo nimadii madaxweyne sheekh shariif