Karin

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Karin Karan waa magaalo dakadeed kutaala xeebaha Somaliland Gaar ahaan Gacanka Cadmeed waxa ay katirsantahay gobolka Saaxil magaaladani waxa ay kudhawdahay magaalada Berbera Deegaankan waxa degan beelaha Reer Caraale & cali afweyne ee beelaha cumar Jibriil ee habarjeclo Somaliland waa wadan iskii isku magacaabay oo wali la aqoonsan.