Jump to content

Karin (degaan)

Ka Wikipedia
Karin
Karriyyn
كارين
Degmo
Wadanka Soomaaliya
Maamulka Puntland
GobolkaBari
Degmadakarin
La aasaasay1400
Dawladda
  NoocaDegmo
Dadka
  Wadarta
80,000
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Karin (Af Ingiriis: Caren, Af Carabi: كارين) Waa magaalo ku taal Gobolka Bari Soomaaliya. Waxay kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn soomaaliya, 40 KM ayeey dhanka koonfureed ka xigtaa Magaalada Boosaaso waxaana la assaasay horaantii qarnigii 14-aad ee taariikhda miilaadiga, waxay ku taal deegaan Istaraatiiji ah oo ah Karinka Kala qaybsha Buuraha Calmiskaad & Calmadow, Waa qalcad dabiici ah.

Karin waxay ku bilaabatay Beero si tartiib tartiib ah ayeeyna Isugu bedeshay magaalo, Horaanta qarnigii 20-aad waxaa saldhig iyo xarun ciidan ka samaystay Faashiitihii Talyaaniga Xaruntaas oo ahayd mida Labaad ee ugu weyn ee Talyaanigu ku yeeshay Soomaaliya

Nolasha dadka oo badideed aad ugu xiran magaalada bosaso, waxay ku tiirsantahay wax soosaarka beeraha iyo maydiga (beeyada iyo fooxa) maadaama Magalaada karin ay dhexdooda kutaal labada Buurood e Calmadaw iyo Calmiskaat kuwaaso ay kabaxaan xabkuhu.