Khadiija binti Khuweylad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Khadiija binti Khuweylad R.C.)

Khaddiija binti Khuweylad bin Asad Alqureyshiya waa xaaskii ugu horeysay ee uu guursaday Nabi Muxamed S.C.W, waxeyna aheyd qofkii ugu horeeyay ee rumeysay nabiga dhinaca Dumarka.