Dhuun-Gal
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Khaliif Cabdulle)
Dhuun-Gal oo sidoo kale loo yaqaano Buur-Gaabo waa dhul beereed ku yaalla, bariga magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, kaasoo suurageliya beerashada dalagyada kala duwan, ee sanadka oo dhan. Waxaa dega Reer Muuse, oo ah beel-hoosaad ka tiraan, beesha Reer Geedoow. Dhulkaan waxaa ku yaalla beeraha ugu badan ee Reer Muuse, sidoo kale waa dhul istaraatiiji ah, oo ku habboon dhaqashada xoolaha iyo difaaca.