Yaasiin Laawe
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Khaliif Subugle)
Yaasiin Laawe waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe. Waxaa mara webiga Shabeelle, dadka dega waa beeraley iyo xoola dhaqato. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.