Jump to content

Kim Go-eun

Ka Wikipedia
Kim Go-eun
Kim ee 2020
Ku dhashay (1991-07-02) July 2, 1991 (Da’da  34)
Seoul, Koonfur Kuuriya
Sanadaha Shaqada2012–hada
WakiilBH Entertainment
Dhererka167 centimetres (5 ft 6 in)

Kim Go-eun (dhashay Luuliyo 2, 1991) waa atariisho Koonfur Kuuriya ah. Waxay ka soo muuqatay filimka A Muse (2012) halkaas oo ay ku heshay abaalmarino doorkeeda. Waxa kale oo lagu yaqaanay kaalinteedii taxanaha telefishanka Cheese in the Trap (2016), Guardian: The Lonely and Great God (2016), iyo The King: Eternal Monarch (2020).[1]

  1. "8 Of Kim Go Eun's Most Memorable Roles". Soompi. June 14, 2020.