Kneese
Muuqaal
Kneese | |
|---|---|
![]() | |
| Isku-duwayaasha: 53°38′N 10°58′E / 53.633°N 10.967°E | |
| Dal | Germany |
| Degmo | Nordwestmecklenburg |
| Ururka degmada | Gadebusch |
| Dawladda | |
| • Duqa magaalada | Hans-Jürgen Hoffmann |
| Bedka | |
• Wadarta | 15.89 km2 (6.14 sq mi) |
| Joogga | 58 m (190 ft) |
| Aagga waqtiga | UTC+01:00 (CET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+02:00 (CEST) |
| Koodka boostada | 19205 |
| Koodhka wicitaanka | 038876 |
| Diiwaangelinta baabuurta | NWM |
Kneese waa degmo ka tirsan koonfur-galbeed ee gobolka Nordwestmecklenburg, ee ka tirsan Gobolka Federaalka Mecklenburg-Vorpommern, Germany. Degmada waxaa maamula xafiiska dowladda ee Gadebusch oo ku yaalla magaalada Gadebusch.
Juqraafiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada Kneese waxay u dhowdahay xadka Gobolka Federaalka ee Schleswig-Holstein ee dhulka buuraha leh ee u dhexeeya Gadebusch iyo harada Schaalsee. Xadka wuxuu dhaaafaa balliga Bernstorfer pond iyo balliga Niendorfer pond. Labada balli waxay qayb ka yihiin harada Schaalsees. Gobolka ku xeeran Kneese wuxuu qayb ka yahay biosphere reserve Schaalsee taas oo ay aqoonsantahay UNESCO. Dhanka koonfureed degmada waxay xuduud la leedahay gobolka Ludwigslust.
Tuulooyinka Dutzow iyo Sandfeld waxay ka mid yihiin degmada.
