Kobash

Ka Wikipedia

Kobash ama Gomash‎ waa miro madow oo yar yar oo aad u macaan, waxoo ka baxaa Soomaaliya, gaar ahaan Shabeelaha dhexe ilaa Jubooyinka.

Kuwaasoo dadka uleh faa idooyin badan mirahaaan waa ku w aad umaacaaan maan sha alaah waxa laga heelaaa dhulkayga hoooye gobalada koon furta siiba afgooye iyo shaalan bood.