U bood nuxurka

Kooxda G/L Sool Ee Opec

Ka Wikipedia

kooxda opec fc waa kooox ka dhisan gobolka sool gaar ahaan degmada laascaaanood kooxdan waxay leedahay heerar kala duwan sida heerka A, B iyo C . kooxda C ah waxay kamid tahay kooxaha ugu fiican gobolka waxaana macain u ah ABDIQANI KAYSE ATAASH .kooxdan faca weyn ee ka dhisan gobolka waxay kaga suntan tahay astaamo gaar u ah sida:

  1. kubad qurux badan oo ah tan tikiktakada iyo kubad weerar ku dhisan oo ay adag tahay kooxda wa jahaysa inay iska difaacaan.
  2. akhlaaq iyo anshax fiican oo ciyaartowda lagu tababaray.
  3. waxay ku tilmaaman tahay mid kamida kooxaha ugu fiican degmada oo kamuuqata tartamada loo dhigo kooxaha.
  4. waxay tahay kooxaha loogu taageerada badan yahay dhan walba.
  5. waxay ku suntan tahay inay matasho gobolka marka lala ciyaaraya kooxaha aweyga ah.
  6. waa kooxda xidig walba uu jeclaan lahaa inuu u ciyaaro.