USP

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kooxdii Xaashi)
Calanka USP ee bulshada Warsangeli iyo reer Darawish

USP ama Kooxdii Xaashi ama United Somali Party ee cusboonayn, waxaa hormuud ka ahaa nin reer Darawiish oo la yidhaahdo Mohamed Abdi Hashi. Tii hore waxay ahayd xisbi sanadka 1959kii dhanka Harti Waqooyi iyo Samaroon, iyo sanadihii 1980yadii iyo 1990yadii waxay ahayd jabhad, dawlad iyo dhaqdhaqaaq oo ujeedadeedu ahayd xorayneed oo ay ababuleen beelaha Harti Galbeed oo ka tirsan Warsangeli iyo reer darawiish. Waxaa ay ku jiraan shaqsiyaad ka mid ah Mohamed Abdi Hashi oo madaxweynta ka ahaa USP. Mohamed Abdi Hashi wuxuu ahaa madaxa beesha Nugaaled iyo Maakhir xitaa. Jabhadan oo ilaa iminka uu ka sii taaganyahay raaskii guryihii ay dhiseen waxana ka mid ah xisbiga siyaasiga ah ee Khatumo, Maakhir iyo Darwiishland.