Kuliyada Sharciga & Qaanuunka
Appearance
Kuliyada Sharciga & Qaanuunka
Jaamacada Camuud Amoud University جامعة عمود | |
|---|---|
| Motto(s): Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light) | |
| Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat Maabka Jaamacada Camuud iyo Dhakhtarka Hayaat | |
| La Aasaasay | sanadkii 1996; 18 sano ka hor |
| Wakhtiga La Bilaabay: | sanadkii 1998 |
| Maamulka: | Prof. Saleemaan Axmed Guuleed |
| Tirada Ardeyda: | 4,000+ ardey (sanadkii 2012) |
| Dowlada Xarunta Sare: | |
| • Nuuca | 5 km bariga magaalada Borama |
| • Tirada Shaqaalaha: | 238 prof., macalin iyo shaqaale |
| Bedka | |
| • Dhammaan | 5.5 km2 (2.1 sq mi) |
| • Land | 4.3 km2 (1.7 sq mi) |
| Aag saacadeed | [[UTCUTC]] |
| • Xagaa (DST) | UTC+2 |
| Website | Amoud University |
| Qeybaha:
9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012) | |
Kuliyada Sharciga & Qaanuunka (Faculty of Sharia and Law) ee Jaamacadda Camuud waa waaxda barashada sharciga diinta Islaamka, shuruucda caalamiga ah iyo qaanuun ama xeerka maxkamadaha ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama.[1]
Kuliyadani waxay ka mid tahay qeybaha lagu daray Jaamaca Camuud sanadkii 2008da.[2][3][4][5]
Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "sharciga diinta Islaamka, shuruucda caalamiga ah iyo qaanuun ama xeerka maxkamadaha"
- ↑ "Kuliyada Sharciga & Qaanuunka"
- ↑ "The Faculty Of Sharia & Law Of Amoud University".[xiriiriye dhintay]
- ↑ "The Two Year Diploma Of Amoud University".[xiriiriye dhintay]
- ↑ "The Faculty Of Education Of Amoud University". Archived from the original on 2016-03-04. Retrieved 2014-01-19.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)