Kuntuwarey
Appearance
kuntuwarey waxa ay ka tirsan tahay gobalka sh/hoose waana magaalo leh dhul beereed aad u fiiacan waxaa kaloo dad xoolo dhaqato ah xoolaha ay dhaqdaan waxaa kamida ariga iyo lo,da tuulooyinka hareeraha ka mara waa dhanka busley cambarey aqab talal wabiga shabbele qoryooleey dhiig miir mustaqbal garas baxaar dhanka. Waxey leedahay hal farmashi iyo hal MCH iyo labo masaajid, waxey leedahay labo dhaqtar DR. Aden Axmed Aden iyo Drs Umuliso Canab Iidle Ciise.