Kylian Mbappé

Ka Wikipedia

Kylian Mbappé Lottin (wuxu dhashay 20 Diseembar 1998 ee Paris, Faransiiska, dhererka: 1.78 m) waa xirfadle kubbadda cagta Faransiis ah. Waxa uu u ciyaara weeraryahan ahaan kooxda PSG iyo xulka qaranka Faransiiska. Isaga oo 19 jir ah, waxa loo calaamadeeyay da’yarka ugu fiican adduunka. Waxaa la filayaa inuu mustaqbalka noqdo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.

Mbappe oo matalayo Fransiiska

Soo koobid[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wuxuu matalaa Faransiiska wuxuuna sidoo kale ka ciyaaraa koobka aduunka.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]