Lahjadaha Af Soomaaliga

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Lahjadaha Afka Soomaaliga)
Af-Soomaali
DeegaankaSoomaaliya, Djibouti, Soomaali Galbeed, Soomaalida Kiinya
Qoyska luuqada
Glottologmalahan[1]
east2653  (East Omo–Tana)[2]

Af-Soomaaligu waa luuqad ka soo farcantey Afafka Afro-Aasiyatik loo yaqaano. Sida saxda ah Af-Soomaaliga waxaa uu yahay luuqada hooyo dadka Soomaalida ee ku dhaqan Geeska Afrika iyo meelo badan oo Soomaalida qurbaha.[3] In kastoo Af-Soomaaligu mid yahay, waxaa jira lahjado badan oo ka farcaya kuwaasi oo lagaga hadlo deegaanada kala duwan ee Geeska Afrika. Sidaasi ay tahay dadka Soomaalidu waxay isku arkaan kuwo isku luuqad ah.

Daabacadaha Af-Soomaaliga[4]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Luuqada Af-Soomaaliga wuxeey leedahay lahjado kala duwan kuwaasi oo looga hadlo deegaanada kala duwan ee dadka Soomaalidu ku nool yihiin. Sidaasi ay tahay Af-Soomaaliga waxaa uu qeyb ka yahay qoyska luuqadaha loo yaqaano Kushitiga.[5]

Qeybaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Distribution of Somali dialectal groups in the Horn of Africa

Guud ahaan luqadda Af Soomaaliga waxaa loo kala qeebiyaa dhoor lahjadood waxaa ugu ween laba lahjadood oo kala ah Maxaatiri iyo Maay.[6] kamase marna sidoo kale inee jiraan af guri sida Barawaani iyo Garre iyo kuwa kale oo looga hadlo gobolada shabeelooyinka, Lahjada Afka Soomaaliga waxaa aas aas u ah lahjadda Maxaatiri oo sida sharciga ah loo isticmaalo qoraaladda dukumintiyada.[7]) forms the basis for Standard Somali. Faahfaahinta iyo kala dhiga luuqada Soomaaliga waxaa aad wax uga qorey nin la odhan jirey Marcello Lamberti kaasi oo ka daabacay buuga loo yaqaano 'Die Somali-Dialekte'.[8]

Shaxda Lahjadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sida ku xusan buugaag ay kala qoreen nimanka Lamberti (1986) iyo Blench (2006) waxaa ku xusan in Af-Soomaaliga sidan hoos ku qoran loo kala saari karo:[9][10]

  • Af-Soomaali
    • Maxaa
    • Maay

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
PortalPortal:Af-Soomaali

Template:Lahjadaha Af Soomaaliga

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Template:Glottolog
  2. Template:Glottolog
  3. Somali nationalism: international politics and the drive for unity in the Horn of Africa, Department of Linguistics and the African Studies Center, University of California, Los Anglos, 1963
  4. Buugag iyo Qormo Dhigashada… (Jw.org)
  5. Lewis, M. Paul (ed.), 2009. Ethnologue: Languages of the World, Sixteenth edition. Dallas, Tex.: SIL International. Online version: http://www.ethnologue.com/.
  6. Template:Harvcoltxt
  7. Map of Somali dialects in the Somali Democratic Republic Lamberti Marcello, 1986, H. Buske, Nuqul Archive, 2017-10-11
  8. Somalia: Language situation and dialects, Landinfo 2011, Quote: "Lamberti surveyed Somali dialects during a field study in Somalia in 1981. He completed his studies in Mogadishu, Bardheere and Luuq in the Gedo region; Saakow, Jilib and Bu'aale in Middle Juba; Merka and Qoryoley in Lower Shebelle; Qansax Dheere, Baidoa, Dinsor, Yaaq Baraaway and Bur Hakaba in the Bay Region; Jamaame and Kismayo in Lower Juba, as well as Adalar in Middle Shebelle (1986a, p. 15). Martin Orwin stresses that no systematic field studies of the Somali dialects have been carried out since the 1980's."
  9. Country of Origin Information Centre (Landinfo), 2011, Report Somalia: Language situation and dialects
  10. Roger Blench, 2006 The Afro-Asiatic Languages: Classification and Reference List