Louis Vuitton
Appearance
| Shirkada | Moodo |
|---|---|
| La aasaasay | 1854 Paris |
Tirada inta ka shaqeeso | 19,000 (2013)[1] |
| Iska leh | LVMH |
| Website | louisvuitton.com |

Louis Vuitton Malletier SAS, ama Louis Vuitton (/luˈiː vɪˈtɒn/ ⓘ, Af Faransiis: [lwi vɥitɔ̃] ⓘ), waa shirkad moodo heer sare ah oo Faransiis ah oo la asaasay 1854. Alaabteeda waxaa ka mid shandad gacanta, dharka, kabaha, cadarka, saacadaha, dahabka, agabka, muraayadaha iyo buugaagta. Louis Vuitton waa mid ka mid ah shirkadaha moododada ugu waaweyn adduunka.[2][3]
Xayeysiinta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Louis Vuitton waxa uu la soo shaqeeyay dad badan oo caan ah sida: Deepika Padukone, Lea Seydoux, Jennifer Lopez, Keith Richards, Kim Kardashian, Madonna, Sean Connery, Matthias Schoenaerts, Angelina Jolie, Gisele Bündchen, Mikhail Gorbachev, JO1, David Bowie, Felix iyo Lisa.[4]
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "La marque Louis Vuitton, star française dans le monde". lexpansion.lexpress.fr. 2 October 2013. Archived from the original on 22 July 2021. Retrieved 22 July 2021.
- ↑ "Legal Notice". Louis Vuitton. Archived from the original on 1 May 2011. Retrieved 24 April 2010.
- ↑ Martin, Richard (1995). Contemporary fashion. Guatemala: St. James Press. p. 750. ISBN 1-55862-173-3.
- ↑ https://www.nssmag.com/en/article/30059