Luqadaha Berberiga

Ka Wikipedia

Luqadaha Berberiga (Tamazight) waa luqadaha ee ku hadlaan Dadka Berberiga ee woqooyiga Afrika. Luqadahaan waxaa aad looga hadlaa wadamada kala ah Marooko iyo Aljeeriya. luqadan waxa kuhadla Dadka Berberiga waxa kale oo lagaga hadlaa meelo kamida yurub oo ay dadka barbarku u hijroodeen gaar ahaan wadanka faransiiska halkaas oo ay yihiin dadka kayimi wadamada aljeeriya iyo marooko ee aslkoodu yahy barbari dadka ugu badan ee farnsiiska hijro kuyimi waxakale oo ay si badan loogahelaa wadamada holland Beljimka jarmalka.