Jump to content

Luqadaha Komoros

Ka Wikipedia
Komoros
shikomori
شِكُمُرِ / شیكهمهری
Dhalad u ahKomoros and Mayotte
GobolkaKomoros iyo Mayotte; Madagaskar iyo Réunion
U ah afka hooyo800,000 Komoros  (2011)[1]
300,000 in Mayotte (2007)[2][3]
Qoyska luqada
  • Atlantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Xeebta Waqooyi Bari Bantu
                • Sabaki
                  • Komoros
Dialects
Maore
Hab qoraalkaAjami
Latin
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiKomoros
Koodka luqada
ISO 639-3Variously:
zdj  Ngazidja dialect
wni  Ndzwani (Anjouani) dialect
swb  Maore dialect
wlc  Mwali dialect
Guthrie codeG.44[4]

Luqadaha Komoros oo sido kale loo yaqaano Shikomori (luqadda jasiiradaha) ama Shimasiwa waa afar luqad oo laga hadlo Jasiiradaha Komoros.

Sadaxda jasiirad oo Komoros iyo Jasiiradda Faransiiska Mayotte, midba luqad gooni wuu qabaa. Waa loo qaybiyaa labo koox, kooxda bari iyo kooxda galbeed. Kooxda bari wuu yahay Shindzuani (oo lago hadlo Ndzuani) iyo Shimaore (oo lago hadlo Mayotte). Kooxda galbeed wuu yahay Shimwali (oo lago hadlo Mwali) iyo Shingazija (oo lago hadlo Ngazidja). Kooxaha kale dhowan ma isfahmi karaan laakin kooxaha dhexdhood way isfahmi karaan (tusaale ahaan: Shindzuani way fahmi karaan Shimaore laakin ma fahmi karaan Shimwali).

Ka hor Luqadaha Komoros waa lagu qoray jiray far Ajami oo far Carabi u dhow. Gumaystayaasha Faransiiska qasab way ku keeneen far Latin. Dowladda hadda way isticmaalshaa far Latin oo loo habayay Luqadaha Komoros laakin dad badan aa weli isticmaalaan far Ajami.

Tiro Af Komoros Tiro Af Komoros
1 oja/muntsi 6 sita
2 ili/mbili 7 saba
3 raru/ndraru 8 nane
4 nne 9 shendra
5 tsano/ntsanu 10 kumi/kume


  1. "Udzima wa Komori". Université Laval, 2325, rue de l'Université. Archived from the original on 4 March 2015. Retrieved 4 December 2018.
  2. Daniel Barreteau. "Premiers résultats d'une enquête sociolinguistique auprès des élèves de CM2 de Mayotte" (PDF) (in Faransiis). Archived from the original (PDF) on 14 June 2007. Retrieved 2007-05-17.
  3. "Population of Mayotte". INSEE. Archived from the original on 2019-04-03. Retrieved 2018-12-04.
  4. Jouni Filip Maho, 2009. New Updated Guthrie List Online