MPSS
Appearance
Mogadishu Primary and Secondary School MPSS, Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Muqdisho, waa dugsi ku yaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Shibis, Dugsigaan oo ka mid ah dugsiyada ugu fiican magaalada muqdisho aya waxa uu laaman kala duwan ku leeyahay degmooyin kala duwun sida wadajir iyo xamar weyne. Dugsigaan ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 1995 waxaana aasaasay dad isugu ganacsato siyaasiyiin iwm siyaasiyiinta waxa ka mid ah madaxweynaha dalka soomaaliya Mudane xasan sheekh maxamuud oo ka ka ahaa macalin Dugsiga Hoose Dhexe iyo sare ee Muqdisho