Jump to content

Daanyeereey

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Maamulkii Sheekhaar)

Daanyeereey waa tuulo ku taala, beriga magaalada Qallaafe. Waa dhul caan ku ah culumada iyo aqoonta, waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.