Macquul

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Macquulka)

Macquulka (Af Ingiriis : reason ama logic; Af Carabi : ar‎) wa waaxda ka mid ah fikradka. Qofka macquul ah wuxu isticmaalah wax yaabaha dhab ah marku hadlo. Faiidada macquulka wa wixii sax iyo fiican bala kala garan kara. Fikirkan wuxuu horjeeda fikirka dhaqan iyo kii dareenka.