Madarsame
Appearance
Madarsame (Somali : Madarsame ; Carabi : مدرسامي ), oo sidoo kale loo yaqaan Abokor Musa waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, oo ka mid ah beelaha ugu waaweyn ee Soomaalida, kana mid ah beelaha ugu caansan beesha Isaaq.