Madax
Jump to navigation
Jump to search
Madax (; ) waa waaxda saldhiga u ah maamulka jidhka dadka iyo xayawaanka. Madaxa waa qeybta ugu muhiimsan noolaha, sababtoo ah waxaa ku taala xubno lagama maarmaan u ah jiritaanka noolaha sida: maskaxda, afka, sanka, indhaha, dhegaha iyo neerfo iyo xididido badan.
Afar ka mid ah shanta laxaad ee dareenka dadka waxaa laga helaa wejiga iyo madaxa.