Madiina

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Madiino)
Madiina
Madiina
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoMadiina
Joogga
5 m (16 ft)
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka

Magaalada Madiino[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyinka Wadajir, Dharkenley iyo Kaxda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmada Wadajir

Degmada wadajir waxay kamid tahay degmooyinka Sadexda ah ee ay magaalada madiino ka kooban tahay

Degmada Wadajir xeebta dhaca waxayna xuduud la leedahay degmooyinka kala ah Waabari, Hodon, iyo Dharkeynleey oo madiino ka tirsan. sidoo kale waxaay xuduud la leedahay gobalka shabeelada Hoose.

Magaca Degmada Wadajir waxaa loolajeedaa Wadashaqeenta waxwada qabsiga iyo iskuduubnida ay degmada wada leedahay iyo dadka degan degaaankani oo dada meelo kala duwan laga soo jebiyey oo leysu keenay degaanada laga soo jebiyey oo laga kala keenayna waxaa ka mid ah Buulo mashiidiyo Buulo xaashi Buulo mugdi Iskurarankii buulo eelaay Dadkaa isku darka ah ayaana lagu magacaabay wadajir. Degmada Wadajir Degmada Wadajir Waxaa la,aas aasay sanadii 1970.

Degmada Dharkenley

Degmada Dharkenley waxay ka mid tahay Degmooyinka Sadexda ah ay ka kooban tahay magaalada Madiino.

Dharkenley waa degmada 2aad marka laga yimaado wadajir,

Goobaha caanka ah waxaa ka mid ah Suuq boocle, Macmacaanka, kaaba godeey iyo Dabakaayo madoow, sidoo kale waxaa dhex mara Jidka caanka ah ee wadada madiino loo yaqoono.

Magaca Degmada waxuu ka imaaday Geed lagu magacaabo Dharkeen ee ka baxa daafaha degmada. sidoo kale waxay leedahay xeeb. waxayna deris la tahay Gobalka Shabeellaha Hoose.

Degmada Kaxda

Degmada Kaxda waxay ka mid tahay Degmooyinka Sadexda ah ee ay ka kooban tahay Magaalada madiino.

Kaxda waa degmada ugu dambeysay ee magaalada madiino ku soo biirta, Dharkenley ka dib.

Meelaha Caanka ay ku tahay degmada kaxda waa ka mid ah Xaafadaha Cali Goleey, Baydhabo yareey, Xaafada Boqolka (100ka), Xaafada Kontonka (50ka), Iyo Laamiga Dhex mara Degmada.

Magaca Kaxda kuu ka imaaday asal ahaantiisa dhulkaas oo ahaan jiray inta badan mid qalalan inta aan la degin ka hor.

sida Degmada wadajir oo kale degmada Kaxda iyadana waxaa lagu aasaasay Dad barakacayaal ah . ee xiligaas ka soo barakacay gobalada soomaaliya.