Magaalada Kuwayt
Magaalada Kuwayt (af-carabi: مدينة الكويت) waa caasimada wadanka Kuweyt, waxaa degen dad gaaraayo 637,411 oo qof (2014) sidoo kale waa magaalada ugu weyn dalka. Magaalada waa xarunta dhaqaalaha , dhaqanka iyo siyaasada.
Magaalada Kuwait waxay ku taal xeebta Gacanka Faarsiga .
Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaalada Kuweyt waxaa la aasaasay sanadkii 1613, waxayna eheed tuulo kalluumaysi ah. qabiilka Bani Utub ayaa magaalada u soo guuray Sanadkii 1716. xilligaas magaaladu wali waxay ahayd magaalo kalluumeysi. Kuwayd waxay horumartay qarnigii siddeed iyo tobnaad , waxay noqotay xarunta ganacsiga ugu muhiimsan ee badeecadaha u kala gudbiya Hindiya iyo dalalka bariga dhexe.