Magaca Ilaahay ah ee Waara weligiis

Ka Wikipedia

The Divine Name That Will Endure Forever (Af Soomaali: Magaca Ilaahay ah ee Waara weligiis) - daabacaad bilaash ah oo dhowr boqol oo luqadood ah. waxay ku siinaysaa macluumaad ku saabsan magaca Ilaahay (Yehovah), oo wuxuu kuu sheegayaa sababta ay tahay inaad u isticmaasho magaca Ilaahay.


Micnaha magaca Yehowah waa “isagu wuxuu sababaa inay noqoto”. Waa inaan magaca Ilaahay isticmaalno.