Magaca khadar
Appearance
Magaca Khadarr waa magac ay soomaalidu la baxdo khaas ahaan raga halka dumarkana loo bixiyo khadra magan waxa kale oo laga isticmaala dalka hindia oo iyaguna la baxa Khadar. Waa magac tilmaamayaa ama macnihiidu yahay akhtar macne kale ayaa ah inuu yahay magac aad unasiib badan ruuxa lagu yeedha, waa magac haybad gaara le, Soomaaliya gaar ahaan waqooyiga iyo deegaanka somalida Itoobiya ayaa aad waalidiintu u bixiyaan ama ugu yeedhan wiilashooda magan Khadar.