Maganlabe
Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||
Luqada | ||||||
Diinta | ||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||
reer Darawiish, Meheri, Warsangali, Majeerteen, Dishiishe, yemeni iyo Qabaa'il kale oo Daarood. |
Maganlabe (Af Ingiriis : Maganlabe, Af Carabi : ar) waa beel ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Maganlabe waxay deegaan ku yihiin dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Woqooyi bari ee Puntland), Waxay si khaas ah u sii Dagan dhulka la dhaho uur caleed, waxay dagan yahiin Bosaaso, magaalada ufayn iyo degmada Xabley. Maganlabe wuxuu ka mid yahay beelaha Mooracase ee Hoostaga Axmed Harti Daarood.