Jump to content

Malaasle

Ka Wikipedia

degmada malaasle waa degmo u dhaxaysa bacaad weyn iyo jariiban degmadaan waa degmooyinkii dhismay 1960kii wixii ka dambeeyey, hada waa degmo aad u saxmad badan, degmada asalkeeda waxaa aas aasay oo loogu magac daray oday malaas la oran jirey oo ahaa beesha reer horogle ee madhibaan.

Kuwaas oo iskaga hiloobey waayihii dambe oo u wareegey dhulka howdka iyo galkacyo oo ay hada aad u degaan, beeshaan waxay caan ku yihiin xoola dhaqashada, lkn maanta waxaa degan malaasle jifada reer mahad ee cumar maxamuud ee majeerteen