Marcel Loncle
Appearance
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 5 Janaayo 1936 | ||
| Ku dhashay | Saint-Malo, Faransiiska | ||
| Dhintay | 23 January 2026 (Da’weyn 90) | ||
| Joogga | 1.72 m (5 ft 8 in) | ||
| Booska cayaarta | Khadka dhexe | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1956–1961 | Angers SCO | ||
| 1961–1965 | Rennes | ||
| Xulka Qaranka | |||
| 1965 | Faransiiska | 2 | (0) |
| |||
Marcel Loncle (5 Janaayo 1936 – 23 Janaayo 2026) wuxuu ahaa ciyaaryahan kubbadda cagta oo u dhashay dalka Faransiiska kaasoo u soo ciyaaray kooxaha Angers SCO iyo Rennes, iyo sidoo kale xulka qaranka Faransiiska. Wuxuu qayb ka ahaa xulkii Faransiiska ee ka qayb galay Ciyaarihii Olombikada ee 1960.[1] Loncle wuxuu dhintay bishii Janaayo 2026, isagoo jira da'da 90 sano.[2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Marcel Loncle". Olympedia. Retrieved 12 December 2021.
- ↑ "Figure du Stade Rennais et du football malouin, Marcel Loncle est décédé". Le Télégramme. 23 January 2026. Retrieved 23 January 2026.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta] (in Af Faransiis) Profile-ka ciyaaryahanka ee FFF