Masdar-gadaal (naxwe)
Appearance
Dibkabe, Dabakar ama Masdar gadaal (af-ingiriis: suffix) Suffix waa koox xarfo ah oo lagu daraa dhamaadka eray si loo beddelo macnihiisa ama shaqadiisa naxwe. Tusaale ahaan, erayga "caajis" , dabakar "-nimo" ayaa lagu daray erayga "caajis" si loo sameeyo magac. dabakar-yadu waxay beddeli karaan ficilada erayada, sida waqti, tiro, qaab, ama xitaa qaybta naxwe ee erayga. Qaar ka mid ah tusaalooyinka caanka ah ee suffix-yada waxaa ka mid ah:
- nimo: wuxuu sifo u beddelaya magac, tusaale ahaan caajisnimo
dulxaadis
[wax ka badal | wax ka badal xogta]gadaalraacaha waxaa af ingiriis lagu dhahaa suffix.
Gadaalraacaha af-Somali waxaa ka mid ah:
- Yahan; tusaale: daqan-yahan
- Laawe; tusaale: daqan-laawe
- Yaa/shaa/aa; tusaale: gabay-yaa