Jump to content

Masjidka Cali Jimcaale

Ali Jimale Mosque
مسجد علي جمعالي
Warbixin aasaasiya
Isuduweha Juqraafi2°02′09″N 45°19′51″E / 2.03583°N 45.33083°E / 2.03583; 45.33083
Mabda'aIslaam
Architectural description
Nooca dhismeMasjid
La dhamaystiray2022
Specifications
Baaxada5,000
Minaaradaha2

Masjidka Cali Jimcaale (Af-Ingiriis: Ali Jimale Mosque) waa masjid ku yaalo Xamar, Soomaaliya.

Masjidka Cali Jimcaale waa masjid casri ah oo qaadi karo ilaa 5,000 oo qof. [1] Masjidka wuu u dhawyahay Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Ganacsadaha Ahmed-Nur Ali Jimale $12 milyan wuu bixiyay.[2] Dhulka lagu kor dhisay dowladda federaalka ee soomaaliya way diibtay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, raysalwasaaraha Xamse cabdi barre iyo boqolaad oo qof way ku dukadeen salaada Ciid al-Adxa.[3][4][5]

  1. "Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay Cidda bixisay Dhulka laga dhisay Masjidka Cali Jimcaale". Goobjooge.net (in Ingiriis Maraykan). 2022-07-09. Retrieved 2024-01-04.
  2. "Somali President performs Eid Al-Adha prayer in Mogadishu". hiiraan.com (in Ingiriis Maraykan). 2022-07-09. Retrieved 2024-01-04.
  3. "Somali President performs Eid Al Adha prayer in Mogadishu". Somali Magazine (in Ingiriis Maraykan). 2022-07-09. Retrieved 2024-01-04.
  4. Cali, Amina (2022-07-02). "Wararkii ugu danbeeyay, Somalia, Caasimada Online, Hiiraan, Jowhar, Garoowe, Somaliland, Puntland, Jubbaland". Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho (in Ingiriis Maraykan). Archived from the original on 2024-01-04. Retrieved 2024-01-04. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  5. "Maamulka masjidka Cali Jimcaale oo hadlay dhacdo masajidka ka dhacday salaaddii Ciida ee shalay". hiiraan.com. Retrieved 2024-01-04.