Maskax

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Caqliga Biniaadanka

Maskaxda (Af-Ingiriis: brain) waa qebta maamusha dhamaan xubnaha jidhka noolaha taasi oo ku taala madaxa. Waa meesha xukunta dareenka, dhaq dhaqaaqa ama nuux nuuxsiga, jirka oo dhan. Maskax da waxay leedahay Nerfayaal malaayiin ka badan.

Sidoo Kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Maskaxdu waxay leedahay 150,000 oo unug Waxaa qoray (dictor : herbetspanser ) Oo wax kadhiga jamacada (hardfore)eedalka maraykanka isagoo badhaya caqliga aadamah Iyo waliba kitaabkiisa (daawo iyo awood aan xuduud lahayn ) isagoo lah : hadii aan iskudayno In aan tirino ooaan kaw 1 kabilawno tirada

150 bilyan waxay nagu qadanaysa 5000 oosanadood sabab too aha 150 bilyan oo unug 

Waxaa kusii jira unugyo kale kuwaasoo looyaqaano (sanabisis ) gudaha sanabisiskastaana waxaa kujira malyuun unug