Masuo Ikeda
Appearance
Masuo Ikeda (池田 満寿夫, Ikeda Masuo; Febraayo 23, 1934 – Maarso 8, 1997) wuxuu ahaa Jabbaaniis rinjiyeeye ah, farshaxanka daabacaadda, sawir-gacmeeye, farshaxanka dhagaxa, farsamaysada dhoobada, qoraa, iyo agaasime filim oo ka soo jeeda Nagano Prefecture.

Abaalmarinnada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Ikeda wuxuu ku guuleystay Akutagawa Prize asagoo ku helay Offering In The Aegean (Eegekai ni sasagu).
Madxaf
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Madxafka Farshaxanka ee Ikeda Masuo, oo loogu magac daray Ikeda, wuxuu ku yaallaa Nagano.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Madxafka Farshaxanka ee Ikeda Masuo Template:Akutagawa Prize winners