Matxafka Guryaha
![]() | |
| Goobta | Basel, Switzerland |
|---|---|
| Nooca | Toy museum |
| Website | http://www.toy-worlds-museum-basle.ch/ |
Dollhouse Museum (Af Jarmal: Puppenhausmuseum) ee ku yaalla Basel waa madxaf kan noociisa ah kii ugu weynaa Yurub. Hadda waxaa loo yaqaannaa Spielzeug Welten Museum Basel (Toy Worlds Museum Basle). Madxafku wuxuu ku yaallaa Barfüsserplatz oo ku taal bartamaha magaalada.
Ururinta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Madxafku wuxuu soo bandhigaa in ka badan 6,000 oo agab ah (teddy bears, caruusado, dukaamo carruurtu ku ciyaarto, guryaha caruusadaha iyo waxyaabo yaryar oo la metelay) kuwaas oo loo habeeyay qaab muuqaal ah. Sidoo kale wuxuu si joogto ah u habeeyaa bandhigyo gaar ah oo ku saabsan mowduucyo gooni ah. Gaar ahaan, ururinta teddy bear-ka ayaa ah mid caalamka ugu gaar ah marka la eego dhinaca kala duwanaanshaha iyo tayada. Gisela Oeri, oo ah madaxweynaha sharafta ee kooxda kubbadda cagta deegaanka ee FC Basel, ayaa si weyn uga qayb qaadata dhinaca dhaqaalaha ee madxafka.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Mareegta rasmiga ah ee Toy Worlds Museum Basle
