Maxamed Daoud
| Meelaha ay ku badan yihiin |
|---|
| Hargeysa, Berbera |
| Luqada |
| Diinta |
| Dadka ay dhalyo wadagaan |
|
Ciise Muuse , Ciidagale, iyo kuwo kale Isaaq |
Beesha Maxamed Daa'uud (Af Soomaali : Maxamed Dauud, Af Ingiriis : Mohamed Daoud) waa beel ka mid ah beelaha Ciidagale , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya.[1] [2] Beesha Maxamed Da’uud waxa laga hela oo ay deegaan ku tahay magalda Odwayne ee Gobalka Togdheer.[3][4][5]Sidoo Kale Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[6]
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Beesha Maxamed Da’uud waa farac ka tirsan beel-weynta Eidagale. Maxamed Da’uud waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya . Beeshani waxay si gaar ah ugu badan yihiin gobolka Togdheer, gaar ahaan magaaladda Oodweyne, halkaasoo ay ka mid yihiin beelaha ugu xooggan ee deegaanka. Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Intaa waxaa dheer, qayb ka mid ah beesha Maxamed Da’uud ayaa degan magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera, taasoo ah xarun dhaqaale oo muhiim ah oo ku taalla Somaliland iyo deganada ku xeeran.[7][8]
Abtirsiin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Daoud (Eidagalle)
Mohamed Daoud
Egal Mohamed (Rer Cigal)
Abokor Egal
Osman Egal
Ali Mohamed (Rer Afwayne)
Shiekhdon Ali
Warfa Ali
Yusuf Ali
Roble Ali
Hassan Ali
Fahiye Ali
Deria Ali
Urkurag Mohamed
Ali Urkurag
Fiqi Sa'ad Ali
Mahamoud Ali
Ahmed Ali
Ismail Ali
Ali Ismail
Osman Ali (Rer Cisman )
Mohamed Osman
Wais Osman
Omar Osman
Fahiye Osman
Hassan Osman
Jama Ali
Geedi Ali (Rer Aw)
Mohamoud Geedi
Ali Geedi
Mohamed Ali
Hassan Ali
Yonis Ali
Ileiye Ali
Hagga Ali
Nuh Ali (Rer Nuuh)
Ali Nuh
Hersi Nuh
Ahmed Nuh
Aden Ali (Rer Adan)
Guled Aden
Ali Aden
Roble Ali
Hassan Roble
Jibril Hassan
Aden Jibril
Mohamed Jibril
Deria Hassan
Mohamed
Hussein Deria
Ali Roble
Warfa Ali
Farah Ali
Hassan Farah
Abdalle Ali
Abdalle Ali
Geedi Abdalle (Rer Geedi)
Ainanshe Geedi
Alaydh Geedi
Warfa Geedi
Mohamed Geedi
Samter Mohamed
Hassan Mohamed
Wais Mohamed
Mahamed Abdalle
Hamaud Mohamed (Rer Hamud)
Mohamoud Hamud
Abdalle Hamud
Hildiid Abdalle
Abdi Abdalle
Ibrahim Abdalle
Ammar Mohamed
Warsame Ammar
Abdalle Ammar
Ahmed Mohamed
Yasin Mohamed (Rer Yasin)
Yusuf Mohamed (Rer Yusuf)
Hassan Mohamed (Rer Hassan)
Dadka Caanka Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Abwan Mohamed Mahamoud Yasin (Dheeg) – Somali Peot oo aad loo yaqaan
- Kol Ibraahim Ismaaciil Koodbuur
- Xaaji Kaysar Afdiille
- Abwaan Qawdhan Ducaale – Somali caan ah oo tiriyey gabayo heersare ah
- Suldaan Sakariye Suldan Maxamed
- S.C/laahi (Galaal) – Suldaanka Guud ee Beesha Maxamed Daa'uud..
- Sh- Khadar Badeed
- Suldaan Aadan Hassan
- Hussein Asker Jama
- Mohamed Jamac Koodbuur
- Ahmed Karama – Writer and Activist
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Suldaanka Sakariye Suldan Mohamed S.C/laahi (Galaal), oo warasigii ugu horeeyay siiyay Warsan tv. Suldaanka ugu Dada yar Salaadiinta Somaliland.
- ↑ Congratulations on the Barwaqo meeting of the Mohamed Daoud community. Barwaqo Meeting (Shirkii Barwaqo).
- ↑ Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.
- ↑ Abtirsi.com: Ali Mohamed.www.abtirsi.com. Retrieved 2023-12-10.
- ↑ Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615
- ↑ A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland
- ↑ “Berbera: A Strategic Port City.” Somaliland Ports Authority, 2023.
- ↑ “Sheikh, Somaliland.” Somaliland Travel Guide, 2024.
