Maxamed Morsi
Appearance
| Mohammed Morsi محمد مرسى | |
|---|---|
![]() | |
| 5aad Madaxweynaha Masar | |
| xafiiska joogay 30 June 2012 – 31 August 2013 | |
| Ra'iisul wasaare | Kamaal Janzuuri Hishaam Qandiil |
| Vice President | Maxamuud Makki (16 August 2012 – 22 December 2012)[1] |
| Xil kaga horeeyey | Xusni mubaarak[2][3]* |
| Xaghayaha guud ee aan ku xirnayn dhaqdhaqaaq | |
| xafiiska joogay 30 Juuun 2012 – 2 Agoosto 2012 | |
| Xil kaga horeeyey | Mohamed Hussein Tantawi (Kumeelgaar) |
| Gudoomiyaha Xisbiga Xiyadda iyo cadaaladda | |
| xafiiska joogay 30 Abriil 2011 – 24 Juun 2012 | |
| Xil kaga horeeyey | Booska uu ka joogay |
| Xilka kaga dambeeyey | Sacad Katatni |
| Xobin ka mid ah Golaha shacabka | |
| xafiiska joogay 1 Diseembar 2000 – 12 Diseembarr 2005 | |
| Xil kaga horeeyey | Nucmaan Jumca |
| Xilka kaga dambeeyey | Mahmoud Abaza |
| Faahfaahin ku saabsan shqasiyadda | |
| Dhashay | Mohammed Morsi Agoosto 1951 ( 74Jir) Bariga masar, Masar |
| Xisbiga | Xisbiga xoriyadda iyo cadaaladda[4] |
| Siyaasado kale Ka tirsanaan |
Ikhwaanu muslimiin |
| Xaasaska | Naglaa Maxamuud (1979–Joogta) |
| Caruur | 5 |
| Wax barasho | Jaamacadda qaahira Jaamacadda koofur kalifoorniya |
| Xirfad | Academic (Enjineeriya) |
| Diinta | Sunni Islam |
| Saxiixa | |
| * xafiiska 11 Feberaayo 2011 to 30 Juun 2014.[5][6] | |
Maxamed Morsi Ciisa El-Ayyat (Af-Carabi: محمد مرسى عيسى العياط) (Dalasho: 20 Agoosto 1951 - 17 Juun 2019) waa madaxweynII shanaad ee wadanka Masar iyo kii ugu horeeyay kadib kacdoonkii 25 january 2011 waxaa lagu til maamaa inuu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyay oo si demoqraadiya loo doorto 24 june 2012 in udhiganta 51.73% dadkii kaqayb galay doorashadda si rasmiya waxuu xilka u qabtay 30 june 2012 ilaa lagu casilay afgambi millatary 3 july 2013
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Vice president quits as Egypt votes on constitution". Reuters. 22 December 2012. Archived from the original on 29 April 2013. Retrieved 22 December 2012.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Conal Urquhart and agencies (30 June 2012). "Mohamed Morsi sworn in as Egyptian president". The Guardian. Retrieved 1 July 2012.
- ↑ Hamza Hendawi (16 June 2012). "Egypt votes for president to succeed Mubarak". Google. Associated Press. Retrieved 1 July 2012.
- ↑ "Morsi: Egypt's international commitments unchanged". Voice of Russia. Information Telegraph Agency of Russia. 24 June 2012. Archived from the original on 13 August 2012. Retrieved 12 August 2012.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Abigail Hauslohner (12 February 2011). "Ruling Egypt After Mubarak: Presidential Contenders Emerge". Time. Archived from the original on 21 Bisha Shanaad 2013. Retrieved 1 July 2012.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Central Intelligence Agency (2011). "[[The World Factbook|World Factbook 2011]]". Central Intelligence Agency. Archived from the original on 18 Bisha Shanaad 2012. Retrieved 1 July 2012.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); URL–wikilink conflict (help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)
