Maxamed Xasan Lafoole

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Hon maxamed xasan lafoole waxa uu Ku dhashay caasimada dalka somaaliya sanadkii 1995kii ,dugsigiisi hoose waxa uu Ku soo qaatay Dugsiga caanka ah ee Cali Xuseen ee degmada wadajir,halka dugsigiisii dhexe iyo kii sareba uu Ku qaatay iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-Qarni ee degmada wadajir ,Sanadii 2015kii waxa uu Ku biiray jamacada Somaliya ee magaalada muqdiahu, dabci ahaan waa qof fur furan ,kaftan badan dadka asxaabtana ay aad u jecelyihiin waxa ay saxiibadii Ku naneysaan Siyaasi oo ah qof wax badan ka dabaalan kara ,