U bood nuxurka

Maxamed Xaashi

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Maxamed cabdi xaashi)
Mohamed Abdi Hashi
(Carabi) محمد عبدي هاشي
Madaxwaynihii 2aad ee Puntland
Xilka haaya
October 2004  8 January 2005
Waxaa ka horreeyeyCabdullaahi Yuusuf Axmed
Waxaa ku xigayMaxamuud Muuse Xirsi Cadde
Faahfaahinta shakhsiga ah
Dhashay1927 (Da'diisu waa 9899)
Buuraha xargaga laascaano

Maxamed Cabdi Xaashi Wuxuu ka dhashay beesha Reer-Darawiish wuxu ku dhashay Baadiyaha Xargaga ee ka xidha dhinaca Galbeed Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,wuxuu wax barashadiisii ka bilaabay Magaalada Laascaanood oo markaas ahayd qariyad yar,Muddo ka dib wuxuu wax barashadiisii u wareegey Magaalada buro

Katagey 5 carura 3 wiil iyo laba gabdhoo

Hoyadiis xaawo raage

wiilkiisa Dr Abdirahman Mohamed Abdi Hashi wuxuu u tartamay MW soomaaliya sanadkii 2012-kii, hadda na Musharax u taagan MW soomaaliya 2022-2026.

W