MediaWiki:Uploadtext

Ka Wikipedia
Ka joog!
Ka joog!
Ka joog! Ka hor inta aydnaan gelin faylka aqri Xeerka adeegsiga sawirada. Hadii uu magacu la mid noqdo mid ka horeeyey ee wikipedia waa la bedeleyaa iyada oo aan lagu ogaysiin ama aan lagu dareensiinin. Haddii aanuu faylku ahayn mid la cusbooneeysiiyey ee fayl hore raacsan, iskana hubi inuu horay ujiray magaca faylka aad dooneeyso. Si aad u aragto ama aad ubaarto faylashii ku jiray waxaad booqataa hooyga sawirada. Dhammaan halkaan ayaa laga arki karaa Gudagalaha soo galiyay.

Xusuusnoow in uu habkaan Wiki, yahay mid ay wax ka bedeli karaan kuwa kale ama ay tirtiri karaan faylashii aad gelisay haddii ay rumeeystaan in ay maslaxad ugu jirto insaykolobediyaha. Waxaa dhici karta joojin ah inaad fayl geliso haddii ay cadaato inaad u adeegsatay hab qaldan.


Waa in la geliyaa faylasha ruqsada loo haysto Wikimedia commons Kaasoo ah kaydiyaha dhamaan mashaariicda wikimedia dhamaan luqadihiisa/da.
Adeegso tusaalaha hoos ku qoran si aad ugu darto sawir kaa caawinaya maqaalka. badanaa waxaad ku arkeeysaa buttonka "Browse" kaasoo la furmi doona shaashada si aad udoorato faylal. Doorashada faylka waxa uu buuxinayaa qaanada la dariska ah Buttonka kaasoo magac looga dhigay Faylka iyo booskiisa.

Sidoo kale waxaa lagaa doonayaa inaad iska hubiso inaadan ku xad gudbin xuquuq kasta ee mu'allifka iyo faafinta inta aad ku guda jirto gelinta faylka. Guji battunka "Soo geli file" Soo gabagabaynta howsha gelinta faylka. waxay qaadan kartaa howshaas xoogaa waqti ah, taasoo ku xernaan doonta xawaaraha internetka aad haysato.

nuucyada faylasha xulka ah (jpeg) sawirada fotografiyada, iyo (png) Sawirro iyo sawirada yer-yer, iyo (ogg) Faylasha Codadka ah. waxaa muhim ah faylasha in magac ku haboon loo bixiyo, si aaneey iskugu qasmin. Si aad sawirka ugeliso maqaalada, adeegso habkaan soo socda:

  • [[file:file.jpg]]
  • [[file:file.jpg|qoraal bedel]]
  • [[Media:file.ogg]] Faylasha codka ah.
  • Gelinta sawir muhiim ah oo kaliya – Geli sawirka adoo ugala jeeda mid wax ku soo kordhinaya insaykolobeediyaha maaha mid ka turjumeeysa qooyskaada ama wax la mid ah oo macna la'aan ah.
  • Raaci macaluumaadka sawirka adigoo qaadanaya nuqulka template ka ee qaybta gelinta waxaa lagaa doonayaa inaad buux buuxiso faahfaahinta (buux buuxi rogaha):
{{Macluumaad
 |Qeexid    =
 |Xigasho   =
 |Taariikh  =
 |Soo_saare =
 |Ogolaasho =
 |Nuqul_hore=
}}
  • Qeexid : Cadaynta faylka ama sawirka waxa uu kakoobanyahay; waa in uu ahaada magacyada faylasha mid qeexaya, taasoo fakar siin karta faylka.
  • Xigasho : Sida link kaasoo lagu kordhiyey web bog, ama magaca buugga iyo nambarka bogga laga soo qaatar sawirka ama magaca barnaamiijka telefishinka laga soo qaatay clipka.
  • Taariikh : Taariikhda uu soo baxay ama faafinta asalka faylka, taariikhda faafinta buugga, taariikhda la sii daayey barnaamijka.
  • Soo_saare : Magaca milkiilaha xuquuq sharciyeedka shaqada. (soo saaraha shaqada kaasoo laga soo qaatay sawirka).
  • Ogolaasho : Ruqsad howleed.
  • Nuqul_hore : hadii la helo karo nuqul hore ؛ halkaan geli.
hadii aadan raacin faahfaahin ku filan ee sugidda ruqasadda sawirka, sdiisaba faylka waa la tir tirayaa iyadoon lagu ogaysiin. waad ku mahdsantahay fahankaada.