Miinanle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Miinanle wuxuu ahaa guuto ee Darawiish. Waxaa guutadaas ku jirey Nur Axmed (Ugaadhyahan), Reer Khayre (Jama Siad Dhulbahante), Yaxye (Bah Nugal Dhulbahante), Wacays Diiriye (Ali Gheri Dhulbahante). Waxaa abaanduul ka ahaa Sayyidka, Xuseen Yuusuf Ajuuraan, Xaashi Cabdi Geydhe iyo Sayyidka adeerkiis Abdirahman Hassan. Waxaa kooxdaas ku jirey, Ali Gheri, Odala Samakab, Cigaal Naleeye iyo Ogaden.