Milmaanta Khatumo iyo Hargeisa
Muuqaal
Milmaanta Khatumo iyo Hargeisa waxay ahayd milmaanta Khaatumo iyo xafiiska maamulka Axmed Siilaanyo sanadka 2017 ee af ingiriis lagu dhahaa merger of Khatumo and Hargeisa. Madaxweynaha Khaatumo Maxamuud Caano-nuug wuu ka baxay milmaanta Khatumo.