Miracas

Ka Wikipedia

Miracas ama Hohob, waa miro iskood uga baxa geedka Hohobta, ee badi ka baxa dhulka Soomaaliya, qolofka dusha markii laga ka qaado mirahaas cas-cas ee macaan baa kuu soo baxaya.