Miyiga

Ka Wikipedia

miyiga luuqada afka soomaliga waa wixii ka baxasan ama ka fog magaalada waxaan inta badan soomalidu ku dhaqdaa miyiga xoolaha miyigu inta badan wuxuu ku caksi yahay ama ku lid

miyiga goob ah oo la horaayo geela halka ninka taagan u yahay geel jirihii geela ka masuul ka ahaa inta badan waxaa kaloo saas loo sameeya marka carrada ama la lisaayo salaada ho remiyiga luuqada afka soomaliga waa wixii ka baxasan ama ka fog magaalada waxaan inta badan soomalidu ku dhaqdaa miyiga xoolaha miyigu inta badan Template:Miyiga}}}}}wuxuu ku caksi yahay ama ku lid miyiga goob ah oo la horaayo geela halka ninka taagan u yahay geel jirihii geela ka masuul ka ahaa inta badan waxaa kaloo saas loo sameeya marka carrada ama la lisaayo salaada ho re yahay magaalada maxaa yeelay magaalada dadka jooga waxay bartaan tacliin iyo aqoon waanay ka nolol wacan yihiin dadka miyiga halka dadkaasi ay ku noladaan inta badan nolol aad u adag miyiga inta badan waxa uu kaga wacan yahay magaalada waxaa ku baaqi ah luuqadda soomaliga oo ay ku qani yihiin dadka reer miyiga inay si fudud ugu hadlaan luuqadda asalka ah xoolaha nooca adkaysiga xooluhu waa kala jaad geel hal iyo awr waxay adkaysan karaan biyo la'aan ilaa laba bilood oo is daba jooga ah neef geela oo rary ah oo raran raashinna gurada ku sida oo uu ku xidhan yahay hogaan heer yadiina wa ta geelu iyaga weeye xawaanka ugu manfaca badan soomalida geelu waxay kaalinwayn ka qaataan hab dhaqanka ummada soomaliyee waxaanu sidoo kale u adeega habka ugu wacan ee loo raro guryaha waxaanu maraa dhawr marxaladod oo kala duwan sida mar ka uu dhasho wa loo yaqaan *nirig wa uu ka gudbaa waxaanu gaadha ilaa koron iyo wixii ka sii sarreya geelu waa u ka faaido badan yahay labada nooc ee baratama ee adhi iyo lo'o waxaanu leeyahay faaidooyin fara badan hablaha waa laga bixiya yaradkana waa loo qata magta ama diyada waa lagu kala sareeya abaarta waa u usamraa in badan waa uu ka xoogan yahay xoolaha kale waa xoolo sharaf adhi ido iyo riyo iyagu waa geeslay waaxany biyaha ka qadaan ilaa todoba casho waa na nooca labad iyaga iyo iduhu lax iyo ri laba neef oo dhedig oo ka tirsan adhiga idaha soomalidu waxay ku caan tahay kur madow iyo badhi aad u shilis oo baruura halka riyuhu ay ka furfuran yihiin idaha oo ay leeyihiin caano u faaido badan caruurta yar riyuhu sidoo kale waxay qaadan muddo ku dho 5 bilood noocakan afka soomaliga waaxa la yidhaahdaa adhi lo'o waa nooca ugu liita umana adkaysan karaan biyo la'aan wax ka badan laba casho waana noca lo yaqaan waa neef isna dhaddig oo lo'a oo dhex taagan beer maxa yeelay lo'du kama adkaysan karto biyaha midoo badan iyagu inta badan waxay ku wacan yihiin meelaha barwaaqada ah ee aan ahayn abaraha wadanka soomaliduna soomaliduna waa dhul aad u kulul abaaruhuna ku ba'an yihiin markaa dadka reer miyigu inta badan kuma dhaqdaan miyiga miyigaiyo magaalada maxay ku kala duwan yihiin miyiga inta badan waxaa loo tagaa hawo wacan iyo caafimad halka magaalada looga tago uskag iyo hawo xumaan miyiga waxa ku baaqi ah luuqadda saxa ah ee af ka soomaliga halkay magaalad is tarayaan kalmadaha aan afka soomaliga asalka ku lahay ee soo kordhoya miyiga wuxuu ku fiican yahay dhaqashada xoolaha halka magaaldu aanay ku fiicnayn dhaqasho xoolo iyo beerasho midna

yahay magaalada maxaa yeelay magaalada dadka jooga waxay bartaan tacliin iyo aqoon waanay ka nolol wacan yihiin dadka miyiga halka dadkaasi ay ku noladaan inta badan nolol aad u adag miyiga inta badan waxa uu kaga wacan yahay magaalada waxaa ku baaqi ah luuqadda soomaliga oo ay ku qani yihiin dadka reer miyiga inay si fudud ugu hadlaan luuqadda asalka ah

xoolaha lagu dhaqi miyiga'[wax ka badal | wax ka badal xogta]

xoolaha nooca adkaysiga xooluhu waa kala jaad geel hal iyo awr waxay adkaysan karaan biyo la'aan ilaa laba bilood oo is daba jooga ah
neef geela oo rary ah oo raran raashinna gurada ku sida oo uu ku xidhan yahay hogaan heer yadiina wa ta

geelu iyaga weeye xawaanka ugu manfaca badan soomalida

geelu waxay kaalinwayn ka qaataan hab dhaqanka ummada soomaliyee waxaanu sidoo kale u adeega habka ugu wacan ee loo raro guryaha waxaanu maraa dhawr marxaladod oo kala duwan sida mar ka uu dhasho wa loo yaqaan *nirig wa uu ka gudbaa waxaanu gaadha ilaa koron iyo wixii ka sii sarreya

geelu waa u ka faaido badan yahay labada nooc ee baratama ee adhi iyo lo'o waxaanu leeyahay faaidooyin fara badan

  1. hablaha waa laga bixiya
  2. yaradkana waa loo qata
  3. magta ama diyada
  4. waa lagu kala sareeya
  5. abaarta waa u usamraa in badan
  6. waa uu ka xoogan yahay xoolaha kale
  7. waa xoolo sharaf
adhi ido iyo riyo iyagu waa geeslay waaxany biyaha ka qadaan ilaa todoba casho waa na nooca labad iyaga iyo iduhu
lax iyo ri laba neef oo dhedig oo ka tirsan adhiga

idaha soomalidu waxay ku caan tahay kur madow iyo badhi aad u shilis oo baruura

halka riyuhu ay ka furfuran yihiin idaha oo ay leeyihiin caano u faaido badan caruurta yar

riyuhu sidoo kale waxay qaadan muddo ku dho 5 bilood noocakan afka soomaliga waaxa la yidhaahdaa adhi

lo'o waa nooca ugu liita umana adkaysan karaan biyo la'aan wax ka badan laba casho waana noca lo yaqaan
waa neef isna dhaddig oo lo'a oo dhex taagan beer maxa yeelay lo'du kama adkaysan karto biyaha midoo badan

iyagu inta badan waxay ku wacan yihiin meelaha barwaaqada ah ee aan ahayn abaraha wadanka soomaliduna soomaliduna waa dhul aad u kulul abaaruhuna ku ba'an yihiin markaa dadka reer miyigu inta badan kuma dhaqdaan miyiga

<figcaption></figcaption>

miyiga iyo magaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

<figcaption></figcaption> maxay ku kala duwan yihiin miyiga inta badan waxaa loo tagaa hawo wacan iyo caafimadhalka magaalada looga tago uskag iyo hawo xumaanmiyiga waxa <figcaption></figcaption> ku baaqi ah luuqadda saxa ah ee af ka soomaliga halkay magaalad is tarayaan kalmadaha aan afka soomaliga asalka ku lahay ee soo kordhoya miyiga wuxuu ku fiican yahay dhaqashada xoolaha halka magaaldu aanay ku fiicnayn dhaqasho xoolo iyo beerasho midna