U bood nuxurka

Mohamed Hussein Addow

Ka Wikipedia

Eng. Addow (Af Englisch Eng. Mohamed Hussein Addow) waxuu ahaa wasiir dowlo , dowladi Siyaad Barre kadib dhicidi nimaamki Siyaad Barre waxuu noqday hogaamiye Cidanki garabka Cali Mahdi SNA , SNA waxay aheed garabki ee uu hogaaminayay madaxwayne Cali Mahdi , Garabki Kale USC waxay noqden Garabki Mohamed Aideed

Eng . Mohamed Hussein Addow waxuu ahaa hogaamiyaha guud ee mudulood xiligii adkaa , Beesha mudulood 1991 waxaa Hogaanka u qabtay Eng Mohamed Hussein Addow iyo Dr Bood , iyo Madaxwayne Cali mahdi AUN.