Mohamed Ibrahim Ali
| Mohamed Ibrahim Ali | |
|---|---|
Mohamed Ibarhim Ali ee 2026 | |
| Ku dhashay | July 8, 1991 Wadajir Muqdisho, Soomaaliya |
| Waxbarashada | Kampala International University |
| Shaqada | Siyaaasi |
Mohamed Ibrahim Ali Waxa uu si gaar ah ugu xeel dheer yahay arrimaha bulshada, horumarinta dhalinyarada, iyo abaabulka jaaliyadaha. Noloshii Hore iyo Dhalasho Mohamed Ibrahim Ali waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Wadajir, sanadkii 1991.
wax barashadiisii
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxbarashadiisa hoose iyo sare waxa uu ku qaatay Magaalada Beledweyne, Gobolka Hiiraan. Heerka jaamacadda, waxa uu waxbarasho ku qaatay Soomaaliya iyo Uganda, isaga oo bartay culuum la xiriira hoggaaminta, horumarinta bulshada, iyo maamulka. Shaqo iyo Waayo-aragnimo Mohamed Ibrahim Ali waxa uu soo qabtay xilal kala duwan oo dhinaca maamulka, bulshada, iyo siyaasadda ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin: Xoghayaha Degmada Beledweyne (2017–2018) Aasaasaha iyo Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Hirshabeelle (2016–2018) Guddoomiyaha Jaaliyadda Hirshabeelle ee Uganda (2022) Aasaasaha iyo Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Sahan Khibrad Arrimaha Bulshada Mohamed Ibrahim Ali waxa uu leeyahay khibrad ballaaran oo dhinaca arrimaha bulshada ah, isaga oo si gaar ah diiradda u saaray.
Abaabulka iyo horumarinta dhalinyarada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xoojinta wadajirka bulshada Horumarinta doorka jaaliyadaha dibadda Ka-qaybgalka siyaasadeed ee bulshada
Doorka Bulshada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa uu si firfircoon uga qayb qaatay dhaqdhaqaaqyada bulshada, dhiirrigelinta dhalinyarada, iyo horumarinta ururro bulshada u adeegaya, isaga oo door muuqda ka qaatay isku-xirka bulshada gudaha iyo dibadda dalka.