Jump to content

Mohamoud Muuse

Ka Wikipedia
Rer Mohamoud
Meelaha ay ku badan yihiin
Hargeysa
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

iyo kuwo kale

Beesha Rer Mohamoud (Af Soomaali: Mohamoud Muse, Af Ingiriis: Maxamuud Muuse) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya. [1][2]Beesha Maxamuud Muuse Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[3]

Beesha Mohamoud Muuse waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Rer Mahamoud waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa,Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya.

  • Mohamoud Muuse
    • Shirdon Mohamoud
      • Hamud Shirdon
      • Jama Shirdon
      • Geele Shirdon
      • Osman Shirdon
      • Egal Shirdon
      • Wais Shirdon
      • Farah Shirdon
      • Roble Shirdon
      • Samter Shirdon
      • Yusuf Shirdon
      • Arale Shirdon
      • Said Shirdon
      • Guled Shirdon
    • Hildiid Mohamoud
      • Ali Hildiid
      • Geedi Hildiid (Rer Geedi)
        • Odawa Geedi
        • Musa Geedi
        • Yonis geedi
        • Warfa geedi
          • Odawa Odawa
          • Mahamoud Odawa
        • Geele Geedi
        • Nour(Shire) Geedi
        • Haji Dirie Geedi
        • Samter Geedi
        • Ahmed Geedi
        • Ali Geedi
        • Wais Geedi
        • Roble Geedi
      • Hersi Hildiid (Rer Hersi)
        • Ali Hersi
        • Guled Hersi
        • Egal Hersi
        • Aden Hersi
        • Samter Hersi
        • Osman Hersi
        • Aden Hersi
        • Mahamoud Hersi
        • Yusuf Hersi
        • Said Hersi
        • Fahiye Hersi
        • Omar Hersi
        • Roble Fahiye
        • Elmi Roble
          • Jama Elmi
          • Ali Elmi
        • Rage Roble
          • Elmi Rage
          • Wais Rage
          • Geedi Rage
          • Hersi Rage
  1. Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.
  2. Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615
  3. A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland