Moos

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Banana 'tree' showing fruit and inflorescence.
Midho Muus

Moos ama Muus waa mid ka mid ah mirayaasha la cuni karo. muusku wuxu la yimada qaabab iyo midabo marku bislaado, aay ku jiraan huuruud/jaale iyo casaan/gaduud.

muuska aay soomalidu ku caanka yihiin waa mid ka mida nooca afka shisheeye lagu yiraahdo (herbaceous plant) waxana isga lagu yidha afka qalaad (banana cultivar), asal ahaana waxa uu ka yimi wadamada Shiinaha Fiyetnam. Muusku waa kan loogu jecelyahay uguna isticmala badan noocyada herbaceous plant.

dhaqamada caaanka iyo aduunkaba.[1], Muuska waxa badana loo yaqaana wax jelicsan oo macaan. marka loo eegaayo, muuska cadiga ah.laakin waxa jira , midho ka mida muuska oo la kariyo oo loo yaqaan Moosbukiini iyo noocyo kale oo badan, laakin ma wada ahaa sidaa muuska aynu naqaano.Mooska waxa uu ka baxaa wadamada ku hareersan dhulbaraha ama wadamada leh cimilada trobikaalka,gaar ahaan jasiiradaha[2]

Qoraalka gudaha oo kooban

faahfaahin[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Banana inflorescence, partially opened.
Banana 'tree' showing fruit and inflorescence.

Muuska waa mid ka mida midhaha, waana midho aad u macaan.Goobaha uu muuska ka baxo waa wadamada leh cimilada trobikaalka. Dadka ku nool jasiiradaha ama wadamada ee ku badantahay beeraha waxay xili roobeedka caleenta mooska u isticmaalaan sida Dallad, sababtoo ah caleenta mooska way balaarantahay[3]

sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fiiro[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. [|accessdate = 2007-09-18"xogta webka"
  2. Noocyada jasiiradaha Baasifik ka baxo, Musa nuuc ka mid ah (mooska iyo Moosbukiini). agroforestry.net
  3. [1] xogta=Hortpurdue.edu |taariikhda=2009-04-16


tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Denham, T., Haberle, S. G., Lentfer, C., Fullagar, R., Field, J., Porch, N., Therin, M., Winsborough B., and Golson, J. "Multi-disciplinary Evidence for the Origins of Agriculture from 6950–6440 Cal BP at Kuk Swamp in the Highlands of New Guinea." Science, June 2003 issue.
  • Editors (2006). "Banana fiber rugs". Dwell 6 (7): 44.  Brief mention of banana fiber rugs
  • Leibling, Robert W. and Pepperdine, Donna (2006). "Natural remedies of Arabia". Saudi Aramco World 57 (5): 14.  Banana etymology, banana flour.